Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabeelle oo tegay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.[Masawiro]
October 22, 2022 - Written by EditorMaxaas:-Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.
Socdaalka Madaxweyne Ku Xigeenka oo ay ku wehliyaan Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Masuuliyiin kale ayaa ku qotoma dar dar gilinta howlgalada lagu baacsanayo argagixisada arxanka daran ee alshabaab ee ka socda deegaanada Gobolka Hiiraan.
no images were found
-DHAMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA HIRSHABEELLE