Wareysi: Muxuu Jeneraal Indhoqarsho ka yiri Kacdoonka ka dhanka ah Al-Shabaab.?[Dhagayso]

October 5, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Waxaa weli dalka ka socda abaabullada dadka degaanka ay wadaan ee ka dhanka ah ururka Al-Shabaab. Dawladda Soomaaliyana waxay ku baaqday in abaabullada lagu ballaariyo dhammaan dalka.

Ciidamada dawladda Soomaaliya oo taageero ka helaya kuwa degaanka ayaa degaano badan kala wareegay Al-Shabaab toddobaadyadii lasoo dhaafay.

Ururka Al-Shabaab waxay u hanjabeen beelaha taageeraya hawlgalka dawladda, hase yeeshee waxaan weli hakanin abaabulka socda.

Haddaba hawlgalladan iyo waxa ay ka beddeli karaan xaaladda amni ee waddanka ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Jeneraal Daahir Aadan Cilmi (Indhoqarsho), taliyihii hore ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya.


VOA

Leave a comment

*

Archives
October 2022
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online