Go’aanka Puntland Ee Geeddi Socodka dowlad Dhiska Hanaanka Federaalka Soomaaliya
(January 9, 2023)
Garoowe:-Puntland ayaa qoraalka rasmi ka soo saartay Khilaafka DFS iyo Puntland kuwaas ku heshiis waayey 2 qodob ka dib shirka wadatashiga ee ka dhacay magaalada Muqdisho.Hoos ka daawo Qoraal ay ku
Madaxweynaha DPL oo ka qayb galay Munaasabadda Bandhiga waxqabadka 4-sano ee lasoo dhaafay iyo Daah-furka Qorshaha Xukuumadda ee sanadka 2023.[Video]
(January 9, 2023)
Garoowe: 08 January 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Gar