Madaxweynaha Jubaland oo kulan la qaatay danjiraha dalka Imaaraadka ee Soomaaliya
(January 2, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta Xarunta Safaarada kulan kula qaatay danjiraha Dowlada Imaaraadka ee Soomaaliya Amb Ahmad Juma Al Rumaithi. Madaxwey
Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Golaha garsoorka Puntland
(January 2, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay Golaha garsoorka Dowladda Puntland, oo isugu xubnaha Maxkamadda Dastuuriga ah, xubnaha Maxkamadda Sare iyo
Madaxweynaha JFS oo booqday ciidamada lagu soo tababaray dalka Ereteriya
(January 2, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta kormeeray Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan Ciidamada Xoogga dalka ee tab