Madaxweynaha Galmudug oo bogaadiyey guulaha ciidamada DFS iyo kuwa Galmudug
(January 17, 2023)
Gaalkacyo:-Dowladda Galmudug waxay bogaadineysaa howlgalka Ciidanka Xoogga Dalka, iyo ciidanka kacdoonka shacabka ay ku xoreeyeen Degmada Ceeldheer. howlgal qorsheysan oo ay si wadajir ah u fuliye
Madaxweynaha Puntland oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Asluubta Puntland
(January 17, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Asluubta Dowladda Puntland, Madaxweynaha ayaa Kula dardaarmay Ciidan