Shirka ATMIS oo maanta Muqdisho ka fumay
(January 31, 2023)
Muqdisho:-Soomaaliya ayaa maanta martigelineysa shir ay magaalada Muqdisho ku yeelanayaan Wasiiirrada Gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha Ciidammada ee dalalka deriska, loona yaqaano Dalalka Safka Hore.