Madaxweynaha JFS oo ka qayb galay furitaanka shirka Sannadlaha ah ee Garsoorka Dalka
(January 11, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud oo furay shirka sannadlaha ah ee garsoorka dalka ayaa xusay muhiimadda ay u leedahay dowladnimada Soomaaliyeed midey
Gudoomiyaha JFS oo la kulmay Guddiga Amniga Koonfur Galbeed
(January 11, 2023)
Baydhabo:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta la kulmay Guddiga Amnigga Koonfur Galbeed isagoo kala hadlay sugidda Ammaanka magaalada Baydhabo iyo
Gudoomiyaha Gudiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland {TPEC}oo shir jaraa’id ku qabtay Boosaaso.[Video]
(January 11, 2023)
Boosaaso:-Gudoomiyaha Gudiga KMG AH Doorashooyinka Puntland {TPEC} Cabdirisaaq Axmed Siciid oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa ka warbixiyay halka ay marayso isdiiwaan gelinta isagoona
Maxkamada Darajada 1aad ee ciidamada Qalabka sidda iyo denbiyada culus ee 5-ta gobol ee Puntland oo la horkeenay 15 eedeysane.[Video]
(January 11, 2023)
Boosaaso:-Maxkamada Darajada 1aad ee ciidamada Qalabka sidda iyo denbiyada culus ee 5-ta gobol ee Dawlada Puntland ayaa la horkeenay 15 Qof oo lagu eedaynayo in ay ka tirsan yihiin Ururka Alshabaab ku