Wareysi: Ku-simaha guddoomiyaha gobolka Benaadir oo wareysi siiyey VOA.
(January 22, 2023)
Ciidamada amniga ee Soomaaliya ayaa soo af-jaray weerar dhowr saacadood socday oo maleeshiyaadka al-Shabaab ay ku qaadeen xarunta gobolka Banaadir. War saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta
Madaxweynaha Galmudug kormeer ku tagay fariisamaha Ciidanka DFS
(January 22, 2023)
Xarardheere:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa oo maalmahan ku sugnaa Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa kormeer ku tagay fariisamaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuw