Wareysi: Qoor-Qoor oo ka hadlay dagaalka Al-Shabaab.[Dhagayso]
(January 18, 2023)
Xarardheere:Kooxda Al-Shabaab ayaa guuldarro xoog leh toddobaadkan kala kulantay bartamaha Soomaaliya, kadib markii ciidamada dowladda ay ka qabsadeen magaalooyin muhiim ah oo ay muddo badan maamulays