Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo la kulmay odayaasha dhaqanka ee Koonfur Galbeed
(January 12, 2023)
Baydhabo, Janaayo 11,2023: Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS. Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe oo ku guda jira kulamadii kala duwanaa uu la yeelanaayay qaybaha kala duwan ee bulshada iyo hay’ad