Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan oo qaabilay Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka
(January 28, 2023)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamed Macali