Madaxweynaha Galmudug kormeer ku tagay fariisamaha Ciidanka DFS

January 22, 2023 - Written by Editor

Xarardheere:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa oo maalmahan ku sugnaa Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa kormeer ku tagay fariisamaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ee ku sugan deegaanada hoostaga Degmada Xarardheere.

Madaxweynaha ayaa ciidamada qalabka sida ku bogaadiyay guulaha ay ka gaareen howlgalada lagu ciribtirayo Kooxda argagaxisada ah ee Khawaarijta.

——Dhamaad—–

Comments are closed.

Archives
January 2023
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online