Madaxweynaha Puntland oo gudi umagacaabay Wada xaajoodka Arrimaha Federaaleynta Dalka.

January 14, 2023 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 002 ee 14-ka January 2023, kuna saabsan magacaabid Guddiga Diyaarinta Wada xaajoodka Arrimaha Federaaleynta Dalka.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland

Markuu arkay: Baahida loo qabo in la xoojiyo diyaar garowga wada xaajoodka arrimaha Federaalaynta Dalka.

Markuu arkay: Go’aankii Dowladda Puntland ee ka soo baxay 9-kii Jan 2023 Madaxtooyada Puntland.

Markuu tixgaliyey: Aqoontooda iyo Waayo-aragnimooda.

Waxuu Xeeriyey:

Magacaabida Guddiga diyaarinta wada xaajoodka Arrimaha Federaaleynta Dalka.

Guddiga Goleyaasha Dowladda:

1. Md. Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan Guddoomiye

2. Md. Cabdi Faarax Siciid (Juxa) G. Xigeen

3. Md. Saadiq Abshir Garaad Xubin

4. Md. Axmed Jaamac Cabdulle Xubin

5. Md. Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad Xubin

6. Md. Carshe Maxamed Siciid Xubin

7. Md. Cabdullaahi Maxamed Xasan Xubin

8. Md. Ilyaas Cismaan Lugatoor Xubin

9. Md. Maxamed Cabdiwaab Axmed Xubin

10. Md. Cabdifitaax Maxamed Cabdinuur Xubin

11. Md. Xasan Yuusuf Nuur Xubin

12. Md. Maxamuud Cawad Cumar Xubin

13. Md. Maxamed Cabdirisaaq Aw Cilmi Xubin

Guddiga Khubarada:

1. Md. Axmed Cali Xaashi Guddoomiye

2. Md. Ismaciil Xaaji Warsame G.Xigeen

3. Marwo Saynab Ugaas Yaasiin Xubin

4. Md. Maxamed Maxamuud Ciis (Awoowe) Xubin

5. Md. Axmed Abshir Faarax Xubin

6. Md. Xasan Maxamuud Ciise (Binge) Xubin

7. Md. Cabdullaahi Siciid Ismaciil (Keyton) Xubin

8. Md. Maxamed Siciid Maxamed (Jabiye) Xubin

9. Md. Cabdiraxmaan Cabdullaahi Xasan (C/nuug) Xubin

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay.

——DHAMMAAD—-

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Comments are closed.

Archives
January 2023
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online