Madaxweynaha Puntland oo xariga ka jarey Wadada Saddex xidigood ee Garoowe.

January 8, 2023 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xariga ka jaray Wadada Saddex xidigood ee Caasimadda Garoowe oo Hab casri ah loo Laami ah loo dhisay, Waxaa lagu dhisay Wadada Cashuurtii Shacabka Caasimadda oo Dalka bib-loogu celiyey.

Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Wasiirka Howlaha Guud Mudane Axmed Bashiir, Xildhibaan Aweys Axmed Sardheeye oo ah Guddoomiyaha Guddiga Howlaha Guud ee Golaha Wakiillada DPL, Guddoomiyaha Gobolka Nugaal Mudane Cawil Mataan, Guddoomiyaha Degmada Garoowe Mudane Cabdiqaadir Maxamed Maxamuud Geeddi, Taliyaha Qeybta Booliska, La-taliyeyaal Madaxweyne, Guddiga Horumarinta Degmada iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada Garoowe.

——DHAMMAAD—–

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Comments are closed.

Archives
January 2023
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online