Maxkamada Darajada 1aad ee ciidamada Qalabka sidda iyo denbiyada culus ee 5-ta gobol ee Puntland oo la horkeenay 15 eedeysane.[Video]

January 11, 2023 - Written by Editor

Boosaaso:-Maxkamada Darajada 1aad ee ciidamada Qalabka sidda iyo denbiyada culus ee 5-ta gobol ee Dawlada Puntland ayaa la horkeenay 15 Qof oo lagu eedaynayo in ay ka tirsan yihiin Ururka Alshabaab kuwaas oo ay ka mid yihiin Ajaaniib u dhalatay dalka Yaman.

Kooxdaan ayaa la qabtay iyaga oo wadda dooni hub u sidday kooxaha argagixisadda, kooxahaan ayaa qaarkood waxay sidoo kale ku eedaysan yihiin in ay ka qayb-galeen weeraro lagu qaaday fariisimaha ciidamada difaaca dawlada Puntland, iyo in ay saadka u qaabilsanaayeen Argagixisada. Eedaysanayaasha ayaa qaarkood Maxkamada ka hor qirtay eedaha loosoo jeediyay.

SOURCE AFMEER
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2023
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online