𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗴𝘂𝗱𝗱𝗼𝗼𝗺𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗦𝗵𝗶𝗿𝗸𝗮 𝗔𝗺𝗻𝗶𝗴𝗮 .
(February 6, 2023)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka Tiirka Amniga oo warbixinno looga dhageystay hay’addaha amniga dalka. Wasaaradaha Shirka wadatashiga SSC ee ka socday magaalada Laascaanood oo laga soo saaray Warmurtiyeed
(February 6, 2023)
Laascaanood:-Isimada iyo waxgaradka SSC oo shir wadatashi ah uga socday magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa waxay soo saareen warmurtiyeed ay ku cadeynayaan mowqifka Isimada iyo waxgar Puntland oo soo dhaweysay Warmurtiyeedii ay soo saareen Isimada SSC
(February 6, 2023)
Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaam Karaash oo ku hadlaya Magaciisa, kan Goleyaasha dowladda iyo kan Shacabweynaha Puntland ayaa soo dhoweeyey go’aamada Masiiriga ah
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|