Culimada Soomaaliyeed ee dalka Kenya oo ku baaqay dagaalka Laascaanood la joojiyo.
(June 4, 2023)
Nairobi:-Culumada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya ayaa Bayaan ka soo saaray mar labaad dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool waxay ugu baaqeen DFS maamulada dalka in
Madaxweynaha Uganda oo sheegay in 54 askari looga dilay weerarkii saldhigga Buulo Mareer
(June 4, 2023)
Kampala:-Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa sheegay in 54 ka tirsan ciidamada Uganda lagu dilay weerarkii al-Shabaab ay ku qaadday saldhigii ciidamada hawlgalka Midowga Afrika ATMIS ee ku yaall
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Turkiga
(June 4, 2023)
Ankara:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan oo dhawaan d