đť—šolaha Wasiirada oo Ansixiyey soo jeedinta taliyaha Cusub ee Ciidanka X.D.S
(June 19, 2023)
Muqdisho:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo galabta yeeshay kulan aan caadi ahayn, ayaa lagu ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee  Taliyaha cusub ee Ciidanka X
Baarlamaanka Puntland oo kulan uga furmay magaalada Garoowe.
(June 19, 2023)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Garaad Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoom
Madaxweynaha Hirshabeelleoo xilka ka qaaday Gudoomiye Cali Jeyte Cismaan
(June 18, 2023)
Hiiraan:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan Mudane Cali Jeyte Cismaan, Isagoo Xilkaas u Magacaabay Mudane Cabdullaahi A
Madaxweynaha Puntland oo kormeeray Xarunta Taliska Ciidanka Daraawiishta Puntland
(June 18, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Kormeeray Xarunta Taliska Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland ee 54-aad, halkaasi oo uu kulan dardargelin amni
Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay wakiillada Beesha Caalamka
(June 17, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay danjireyaasha iyo wakiillada Beesha Caalamka ee ka howlgala dalkeenna ayaa kala hadlay in
Madaxweynaha Punland oo kulan la qaatay Hay’adaha Sharci fulinta iyo Laamaha Amniga Puntland.
(June 17, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay Hay’adaha Sharci fulinta sida Golaha Garsoorka iyo Laamaha Amniga Puntland, Kulanka ayaa ku saabsanaa da
Madaxweynaha Puntland oo xil ka qaadis ku sameeyey Wasiirka amniga Puntland
(June 17, 2023)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 26, 17 June 2023, Kuna saabsan xil ka qaadis. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu
Madaxweynaha Puntland oo furay Kalfadhiga 52-aad ee Golaha Wakiillada Puntland
(June 15, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa furay Kalfadhiga 52-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Madaxweynaha oo jeediyay khudbadiisa Dastuuriga ah, ayaa G
Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD
(June 13, 2023)
Jabuuti:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb gelaya Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD ayaa gaaray Magaalada Jabuuti e
Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Guddiga Diyaarinta Wada xaajoodka Arrimaha Federaaleynta .
(June 11, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay Guddiga Diyaarinta Wada xaajoodka Arrimaha Federaaleynta Dalka, oo ka kooban Goleyaasha Dowladda, Siyaasiy

« Previous PageNext Page »