Madaxweynaha Galmudug oo hakiyay howlihii Golayaasha Maamulka Galmudug

October 1, 2016 - Written by Editor

cabdikariin-xuseen-guuleedCadaado:-Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta wareegto uu soo saaray waxaa uu gebi ahaanba ku hakiyay howlaha kala duwan golayaasha Maamulka Galmudug.

Wareegtada ayaa lagu sheegay in sababaha lagu hakiyay howlaha hey’adaha kala duwan ee Galmudug  ay tahay arrimaha doorashooyinka dhowaan ka dhici doona Cadaado.

Hoos ka Akhriso Wareegtadii uu Madaxweynaha Galmudug ku hakiyey gebi ahaanba  howlaha kala duwan Golayaasha Maamulka Galmudug 

no images were found


M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2016
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online