Liiska Xubanaha Aqalka Sare ee dowlada Puntland u matalaya DFS (Masawiro)
October 20, 2016 - Written by EditorGaroowe:-Waxaa si rasmi ah loo soo gudbiyey Liiska Xubanaha Aqalka Sare ee dowlada Puntland u matalaya baarlamaaka dowlada federaalka Soomaaliya ka dib markii baarlamaanka Puntland uu cod u qaaday cida ku soo baxaysa aqalka sare waxaana ay ka kooban yihiin 11 xubnood.
Hoos ka akhriso Liiska Xubanaha Aqalka Sare ee dowlada Puntland no images were found
1. Shukri Aadan Maxamed
2. Hodon Maxamuud Cismaan
3.Maxamud Axmed Maxamud
4. Cabdiraxman M Maxamud Faroole
5. Siciido Xasan Cismaan
6. Cabdirisaaq Cismaan Jurille
7. Cumar Cabdirashiid C Sharmarke
8. Bootaan Bare Samatar
9. Mahad Daahir Sh Nuur
10. Farxaan Cali Xuseen
11. Cabdisalaan X Maxamud Dheere
M_M Deeq
Halgan.net