Muxaadaraadkii Sh Umal iyo sh Maxamed idirs ka jeediyeen dalka Finland[Video]

April 9, 2013 - Written by Editor

Finland:-Waxaa magaalada Finland socdaal ku gaaray maalmo ka hor Sh Maxamed Idirs iyo Sh.Maxamed Cabdi Umal waxaan ay Jaaliyadda Soomaaliyeed ay u jeediyeen muxaadaraad iyo towjiihaad ay dadweynaha Soomaaliyeed ay aad uga faa’iidaysteen. Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu muxaadaradiisa uu ugu magacdaray Sidee qofku ku garan karaa in uu ku taagan yahay jidkii saxa ahaa ? Halka Sheekh Maxamed Idirs uu jeediyey uu isla muxaadaradaas uu qayb ka mid ah , ka dibna waxaa 2-da Sheekh la wiidiiyey su,aalo dhowr ah oo ay uga jawaabeen dadweynihii Soomaaliyeed ee soo xaadiray dhagaysiga muxaadarada.

Hoos ka Daawo Muxaadaradii Sidee qofku ku garan karaa in uu ku taagan yahay jidkii saxa ahaa  Sh Umal ?

Hoos ka Daawo Muxaadaradii Sidee qofku ku garan karaa in uu ku taagan yahay jidkii saxa ahaa  Sh Idirs?

Helsinki Islamic Center

Halgan.net,Finland

Leave a comment

*

Archives
April 2013
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online