DFS oo ka hadashay howlgalo ciidanka DFS ka sameeyeen magaalada Muqdisho
(April 30, 2013)
Muqdisho :-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ee DFS  C/shakuur Cali Mire ayaa ka warbixiyey howlgalo ay ciidanka DFS ay maanta ka sameeyeen magaalada Muqdisho ,howlgalada ay cii
Dadkii loo haystay dilkii Sh Dr Axmed xaaji C/raxmaan oo lagu fuliyey dil toogasho ah
(April 30, 2013)
Boosaaso:-Warar hadda ku soo dhacay xafiiska warqabadka ee Halgan.net ayaa sheegay in maanta dil toogasho ah lagu fuliyey ilaa 13 ka mid ah amniyaadka ururka Al-shabaab ayna ku jiraan ilaa 4 ka mid ah
Fatwo laga soo saaray isku daygii lagu khaarajin lahaa Abu Mansuur Al-amriki .
(April 30, 2013)
Muqdisho:-Waxaa mar kale saaka lagu faafiyey mareegta  aljahad. com  oo ka mid ah mareegaha lagu faafiyey wararka urur weynaha Al-qacida  Fatwo ay soo saareen  qaar ka mid ah culimada ururka Al-sh
Abu Mansuur Al-Amriki oo mar kale Twiiterka soo dhigay cabsho
(April 30, 2013)
Muqdisho:-Cumar Xamaami oo loo yaqaan Abu Mansuur Al Amriki ayaa mar kale shalay soo dhigay bartiisa Twitterka qoraalo iyo cabasho ka dhan ah Al-Shabaab isaga oo ka warbixiyey dagaalo ka dhacay deegaa
Afhayeenka dowllada Puntlland oo sheegay in shirka London aysan ka qayb geli doonin
(April 30, 2013)
Garoowe:-Afhayeenka dowllada Puntlland Libaax Joore ayaa si rasmi ah u sheegay in dowllada Puntlland aysan ka qab galin doonin shirka bisha May ka dhici doono magaalada London oo looga hadli doono arr