Midnimo iyo UDAD oo qaadacay doorashooyinka golayaasha degaanka ee Puntland
(April 4, 2013)
Garoowe:-Ururada Siyaasada ee Midnimo iyo UDAD ayaa waxaa ay manta si rasmi ah u shaaciyeen in aysan ka qabgeli doonin  doorashooyinka golaha degaanka ee Puntlland oo dhawaan la qaban doono. Shirjara
Sh Maxamed Ibraahim Shakuul oo sheegay in uu u taagan yahay madaxtinimada J/land
(April 4, 2013)
Kismaayo:-Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul oo ka mid ah ducaada iyo ganacsatada  Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya ayaa sheegay in uu u taagan yahay qabashada xilka madaxtinnimo ee maamulka Jubba
Wafi ka socda Dowlada Puntlland oo gaaray magaalada Kismaayo
(April 4, 2013)
Kismaayo:-Waxaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka jubada Hoose wafdi uu hogaaminayo wasiirka hawlaha guud iyo gaadiidka ee dowllada Puntlland Daahir Khaliif. Wafdiga ka socda dowllad
Dawladda Soomaaliya oo deeq hub ah ka guddoontay dawladda Jabuuti (Masawiro)
(April 4, 2013)
Jabuuti:-Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta ka guddoomay dawladda Jabuuti deeq hub ah, oo loogu talagalay tayeynta ciidamaday Soomaaliyeed. 
AMISOM oo xaqiijisay imaanshaha Muqdisho ciidamo ka socda dalka Siera Leone
(April 4, 2013)
Muqdisho:-Ergayga gaarka ah ee Midowga Africa u qaabilsan arimaha Soomaaliya Maxamed Saalax Annadif,ayaa markii ugu horeysay ka hadlay ciidamo ka socda dalka Siera Leone kuwaas oo la sheegay in qaar k