Muxaadaradii Caawa Sh Umal iyo Sh Maxamed Idiris ka jeediyeen Masjidka Tawxiid ee Copenhagen.(Dhagayso)
(April 9, 2013)
Copenhagen:-Sheekh. Maxamed Cabdi Umal ayaa caawa mar kale waxaa uu muxaadaro ka jeediyey Masjidka Towxiid ee magaalada Copenhagen iyadoo muxaadaradaan ay gaar u ahayd gabdhaha Soomaaliyeed ee ku noo
Ra’iisal Wasaaraha DFS oo kulan horudhac ah la qaatay dhiggiisa dalka Yugandha
(April 9, 2013)
Kampala:-Ra'iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta booqasho ku yimid dalka Yugandha ayaa wada xaajood dheer oo dhinacyo badan taabtay la yeeshay Ra'iisal Was
Muxaadaraadkii Sh Umal iyo sh Maxamed idirs ka jeediyeen dalka Finland[Video]
(April 9, 2013)
Finland:-Waxaa magaalada Finland socdaal ku gaaray maalmo ka hor Sh Maxamed Idirs iyo Sh.Maxamed Cabdi Umal waxaan ay Jaaliyadda Soomaaliyeed ay u jeediyeen muxaadaraad iyo towjiihaad ay dadweynaha So
Muxaadaraadkii shalay ay ka jeediyeen Masjid Al-Tawxiid Sheekh Umal iyo Sheekh Maxamed Idiris (Dhageyso)
(April 9, 2013)
Denmark:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sheekh Maxamed Idirs Ahmed ayaa socdaal dacwadeed ku yimid shalay magaalada Copenhagen waxaana ay shalay iyo maanta marti u yihiin Masjidka Al-Tawxiid waxaana ma