Ra’iisal Wasaaraha DFS oo la kulmay madaxweynaha Yugandha Yuweri Museveni.[War-saxaafadeed]
(April 10, 2013)
Kampala, April 10, 2013-----Ra'iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa la kulmay madaxweynaha dalka Yugandha Yuweri Kaguta Museveni, waxaana kulankani uu ka dhacay xarunta madaxtooyada ee Ente
Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole oo xariga ka jarey Radio Puntland.
(April 10, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed  Maxamuud Faroole ayaa galabta xariga ka jaray Idaacad ay yeelan doonto Dowlad Puntland taas oo lagu magacaabo Radio Puntland waxaana ay hawada
Idaacad ku hadasha Afka- Dowllada Puntlland oo la filayo in xariga laga jaro
(April 10, 2013)
Garoowe:-Waxaa maanta la filayaa in si rasmi ah uu Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Faroole  uu  xariga ka jari doono  Idaacad ku hadasha Afka dowllada Puntlland , Xafladaan xariga loo
Dagaal xalay ka dhacay degaanka Cadaada ee Gobolka Bay
(April 10, 2013)
Baydhabo:-Waxaa xalay ka dhacay degaanka Cadaada oo u dhexeeya degmada  Awdiile  iyo Berdaale ee Gobolka Bay  iska horimaad hubaysan  oo u dhexeeya ciidanka ururka Al-shabaab iyo ciidanka Dowllada
Iskoolada luqadaha sidee u hormarinaa? Sh Axmed C/samad
(April 10, 2013)
Qormadaan waxay ahayd jawaab aan u qoray Ustaad Siciid Cabdullaahi Yuusuf oo magaalada Garoowe ku haysta PRIVATE SCHOOL lagu barto luqada Ingiriiska oo ii soo qoray warqad isugu jirta warbixin iyo tal