Guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed oo warbaahinta kula hadlay Nairobi (Daawo)
(April 11, 2013)
Nairobi:-Guddoomiyaha hay’adda culimada soomaaliyeed ahna amiirka Jamaacada al ictisaam bil kitaab wassunnah Sheekh Bashiir Axmad Salaad ayaa galabta si nabad galyo ah ku soo gaadhay magaalada Nairo
Guddoomiyaha Hay,adda culimada Soomaaliyeed iyo wafdi culimo ah oo soo gaaray Nairobi
(April 11, 2013)
Nairobi:-Guddoomiyaha Hay,adda culimada dalka Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad iyo wafdi culimo ah oo uu hogaaminayo ayaa socdaal dacwo ku soo gaaray saaka magaalada Nairobi ee caasimada dalka
Ra’iisal Wasaaraha DFS oo si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Bujumbura ee dalka Burundi.
(April 11, 2013)
Bujumbura:-Ra'iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka amba baxay magaalada Kampala ee dalka Yugandha, ayaa gaaray magaalada Bujumbura ee dalka Burundi. Wafdiga Ra'iis
Nadwo xalay ka bilaabatay Masaajidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa
(April 11, 2013)
Hargeysa:-Xalay  oo  taariikhdu  ahayd  29/5/1434  waafaqsana  10/4/2013   ayaa waxaa ay nadwo cilmiyeed ka bilaabatay Masjidka Cali Mataan ee bartamaha Magaalada Hargeysa ka ,Nadwadan oo