Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sh Maxamuud Shible Xafidahulaah (Dhageyso)
(May 31, 2013)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana khudbada jeediyey Sheekh Maxamuud Shible Xafidahulaah .Sheekh Maxamuud Shible ayaa waxaa khu
Wariye Axmad Kismaayo oo soo saaray Buug la magac baxay Hoygii Samata Baxa
(May 31, 2013)
Horudhac:-Buuggan oo qoraallkiisu billowday April / 2003 wuxuu iftiiminayaa nolosha ummad muddo dheer la dhaxalsiyay dib-u-dhac, burbur iyo barakac wejiyo kala duwan leh iyo sidii ummadaasi ay uga soo
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh oo la kulmay Ra’iisul wasaaraha dalka Jaban
(May 31, 2013)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Japan Mudane Shinzo Abe, kulankan oo ka dhacay magaalada Yoko hama iyadoo isla maantana
Nadwo Diini ah oo ka bilaabantay Masjidka Al-Nuur ee magaalada Hargeysa
(May 30, 2013)
Hargeysa:-Masjidka Al-Nuur ee magaalada Hargeysa ee xarunta S/land ayaa waxaa ka bilaaw day Nadwadii Afraad oo ka mid  ah nadwooyin  taxane  ahaa  oo  ka socday 3 dii  bilood  ee u  danb
Gudoomiyihii Xaafada Hantiwadaag ee degmada Jowhar oo goordhow la dilay
(May 30, 2013)
Jowhar:-Wararka ka imaanaya Degmada Jowhar ayaa sheegaya in caawa lagu dilay  Gudoomiyihii Xaafada Hantiwadaag Xuseen C/laahi Cumar oo lo yaqaanay (Xusen Jicib ). Weerarka caawa lagu dilay Gudoomi
Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay safiiro ka socday 15 dal oo ka tirsan EU(Masawiro)
(May 30, 2013)
Nairobi:-Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ayaa kulamo kala duwan la yeeshay safiiro ka socday 15 dal oo ka tirsan EU iyo USA waxayna ka hadleen arimaha Soomaaliya iyo Puntland. Madaxweynaha
Golaha wasiirada oo maanta ansixiyaya sharciga dhismaha hay’add maareynta musiibooyinka
(May 30, 2013)
Muqdisho:-Shirkii golaha wasiirada ee joogtada ahaa oo uu shir gudoominayay Ra’iisul Wasaare Cabdi faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta lagu ansixiyay Hindise Sharciyeedka dhismaha hay’adda ma
Madaxweynaha Dowllada Federaalka Soomaaliya oo gaaray dalka Japan
(May 30, 2013)
Jaban:-Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Dowllada Federaalka Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Tokyo ee xarunta  dalka Japan waxaana halkaas ku soo dhaweeyey saraakiil ka so
Weriye Cabdiqaadir Cabdirisaaq Jiijiile oo xalay lagu dhaawacay magaalada Kismaayo
(May 30, 2013)
Kismaayo:Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubadda Hoose ayaa sheegaya in koox hubeysan oo aan ilaa haatan la aqoon heybtooda ay xalay ku dhaawacday magaalada Kismaayo mid
Jaamacada Bariga Afrika(JBA) oo ka qayb gashay Kulanka Jaamacadaha Afrika oo lagu qabtay dalka Kenya
(May 30, 2013)
Boosaaso:-Kulan ay soo qaban qaabiyeen ururka Jaamacadaha Africa ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan African Virtual Universities(AVU) ayaa waxaa lagu qabtay 17-24 May 2013 magaalada Nairobi ee dalka K

Next Page »