Bayaanka Gebegebada Shirka (Mu’tamarka) Koowaad ee Markis Altawxiid,Kampala (Akhri)
(April 1, 2013)
Kampala:-Waxaa caawa si rasmi ah u soo gabagaboobay Mutamarkii 1aad ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda , Mutamarka ayaa waxaa ka soo qayb galay culimo So
Mu’tamarkii 1aad ee magaalada Kampala oo caawa soo gabgaboobay
(April 1, 2013)
Kampala:Waxaa caawa 2/4/2013 la soo gabagabeeyay mu’tamarkii dacawiga ahaa ee 1aad ee magaalada Kampala oo soo billowday 29/3/2013 Mutamarka gabagabadiisii waxaa dardaaranno wax ku ool ah ka soo jee
Wafti uu hogaaminayo wasiirka arrimaha dibada ee Finland oo soo gaaray Muqdisho
(April 1, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka  Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Marwo Foosiyo Xaaji Aadan  iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada oo ay ka mid yihiin Wasiirka  Maal
Madaxweynaha JFS oo maanta furay Shirweynaha Dib u habeynta Garsoorka Soomaaliya
(April 1, 2013)
Muqdisho:-Shirweynahan Qaran oo ay martigelinayso Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa iclaamiyay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyadoo lagu casuumay Wakii
Been Muslin Uma dabaaldago!!W/Q: Sh CaliNuur Xoogsade
(April 1, 2013)
Norway:-Ceeb iyo Lama arag waa inuu qofka ahaado hayin raac waana Ceeb inuu ruuxa Noqdo sida Shimbirka iska yiraahda hadba waxa uu maqlo, waa Godob iyo Gaf weyn inuusan Ruuxa Xumaanta ka Xishoonin. M
Ilaahow Majeerteen ha ka dilin Sheekh C/qaadir! W/Q: Sh. Axmed Cabdisamad.
(April 1, 2013)
Boosaaso:-Waxay ahayd xilli xaj oo aan Makka joogno. Sheekh C/qaadir iyo Sheekh Abuu xassaan ayaan isu raacnay maktabado ku yaal agagaarka jaamacadda Ummul quraa ee xaafadda Caziiziya, kolkii aan ka s