Nabadoon Caan ah oo lagu dilay gudaha Masjid kun yaal Degmada Waaciye
(April 21, 2013)
Qardho:-Waxaa xalay lagu dilay tuulada Alxamdulilah oo ka tirsan Degmada Waaciye Allaha u naxariistee Nabadoon Caan ka ahaa Degmada Waaciye oo la yiraahdo Nabadoon Cumar Maxamad Axmed oo si weyn looga
Dowllada Talyaaniga oo ilaa 15 baabuur ugu deeqdat ciidanka Booliska ee Puntlland
(April 21, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha dowllada Puntlland Dr.Cabdiraxmaan Faroole ayaa ilaa 15 gaari oo kuwa ciidanka Booliska ah waxaa uu kala wareegay dowllada Talyaaniga iyadoo gaadiidkaan lagula kala wareegay ay k
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho
(April 21, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS  Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa  dib ugu soo laabay magaalada Muqdisho ka dib markii uu socdaal shaqo ku tagay magaalada AdisAbaba ee xarunta dalka