Sheekh Bashiir Ahmed Salaad oo wareysi gaar ah siiyey Shabakadda Somalireal.com.[Dhagayso]
(April 25, 2013)
Nairobi:-Sheekh Bashiir Ahmed Salaad oo ah Madaxa hay’adda Culimada Soomaaliyeed  ayaa wareysi gaar ah siiyey Shabakada wararka ee Somalireal waxaana uu Sheekhu ka warbixiyey xaaladiisa caafimaad
Dawladda Biritan oo markii ugu horeysay Safaarad ka furatay Muqdisho
(April 25, 2013)
Muqdisho:-Ka dib socdaalkii oo maanta ku yimid magaalada Muqdisho Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Biritan William Hague iyo wafdi uu horkacayo ayaa waxaa ay Dawladda Biritan shaacisay in ay dib u
Nadwo diini ah oo ka bilaabatay Masjidka Al-hudaa ee magaalada Garoowe
(April 25, 2013)
Garoowe:-Waxaa habeenkii khamiista oo ay  taariikhdu ahayd 15- Jamaad al-thaani 1434H oo ku beegan 25- 04- 2013 , ka bilowday muxaadarooyin taxane ah kuwaas oo  lagu qabanayo Masjidka Al-hudaa ee ma
Ra’iisal Wasaaraha JFS iyo Xoghaya Arrimaha Dibedda ee UK oo Muqdishu ku kulmay.
(April 25, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta magaalda Muqdisho ku qaabilay Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Boqortooyada Mi
Wasiirka Maaliyadda DFS oo dib ugu soo laabtay Muqdisho.[masawiradda]
(April 25, 2013)
Muqdisho:-Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta DFS Mudane Maxamuud Xasan Sulaymaan iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu ka soo qayb galeen shirkii Hay’adda La
Xaflad Khitaamka Quraanka Kariima ah oo ka dhacday Masjidka Ramadaan ee Boosaaso.[Masawirada]
(April 25, 2013)
Boosaaso:Mu'asasada AL-Minhaaj ayaa caawa soo agaasintay xaflad heer sare ah oo lagu khatimaayay tafsiirkii Shiikh C/raxmaan Bukhaari ee ka socday Masjidka Ramadaan ee magaalada Bosaso .Tafsiirkaan oo
Guddoomiyaha urur siyaasadeedka mucaaradka Midnimo ee Puntland, oo Minneapolis lagu marti sooray.[Video]
(April 25, 2013)
Guddoomiyaha urur siyaasadeedka mucaaradka ee Midnimo Dr. Saadiq Enow, ayaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Minneapolis, waxaa ay u sammeeyeen Casho Sharaf, iyagoona si wanaagsan u soo dhaweeyey.