Qaraxyo waaweyn oo ka dhacay goordhow magaalada Boston ee dalka Mareykanka[Daawo]
(April 15, 2013)
Boston :-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boston ee dalka Mareykanka ayaa sheegaya in Qaraxyo waaweyn ay ka dhaceen halkaas gaar ahaan goob ay ka socotay  tartan orod oo loogu magac darey Boston M
Nadwo climiyeedkii 11-aad oo caawa ka bilaabatay Masjidka Al-rowda ee magaalad Boosaaso
(April 15, 2013)
Boosaaso:-Nadwadii sanadlaha ahayd  ayaa caawa si rasmi ah waxaa ay uga bilaabatay masjid ka Al-rowda ee magaalada Boosaaso, cinwaanka guud ee nadwada ayaa sanadkan ah waxaa loogu magacdaray “ Isla
Daahirinta Nafta Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Maqal iyo Muuqaal)
(April 15, 2013)
Muqdisho:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ayaa socdaal dacwadeed ku yimid magaalada Copenhagen waxaana uu muxaadaro ka jeediyey Masjidka Al-Tawxiid waxaana uu Sheekhu muxaadaradiisa ugu magacda
Madaxweynaha Puntland oo xariga ka jarey Madaxtooyada cusub ee Puntland[Masawiro]
(April 15, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa galabta xariga ka jarey dhismaha cusub ee Madaxtooyada Puntland xaruntaas oo ku taal duleedka xarunta dowlada Puntland ee Garoowe
Gudoomiyaha Degmada Heliwaa Cumar Jacfaan oo ka badbaaday isku day dil qorsheysan
(April 15, 2013)
Muqdisho:-Gudoomiyaha  Degmada Heliwaa ee Maamulka gobolka Banaadir Cumar Cabdulle  Jacfaan, ayaa wuxuu maanta ka badbaaday isku day dil ah ka dib markii qarax miino lala eegtay gaarigiisii oo mara
Booqashadii Saacid ku tagay Maxakamada G.Baanadir iyo Isbitaal Madiina
(April 15, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo taliyayaasha ciidamadda ayaa booqasho ku tagay maxkamadda g
Guddiga doorashooyinka Puntland oo shaaciyey xiliga la qabanayo doorashooyinka Golaha degaanka.
(April 15, 2013)
Garoowe:-Guddiga doorashooyinka dowlada Puntland ayaa maanta waxaa uu si rasmi ah ugu dhawaaqay xiliga loo asteeyey doorashooyinka golaha degaanka xiliga ay ka dhacayso Gobollada Puntlland. Guddoomiya
Raisulwasaaraha DFS oo maanta booqday Maxkamadda gobolka Banaadir iyo isbitaal Madiina
(April 15, 2013)
Muqdisho:-Raisulwasaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon oo ay weheliyaan qaar ka mid ah golihiisa wasiirada ayaa goordhow booqday xarunta maxkamadda gobolka Banaadir iyo isbitaal Madiina. Raisulwasaaraha D
Guddoomiyaha Hay’adda culimada Soomaaliyeed Sh.Bashiir Axmed oo waraysi siiyey VOA[Dhagayso].
(April 15, 2013)
Nairobi:-Guddoomiyaha  hay’adda culimada Soomaaliyeed  Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda VOA ayaa waxaa uu ka waramay sababah gaarka ah ee Al-shabaab ay u bartilmaam
Muxaadaradii ay Sheekh Maxamed Umal iyo Sheekh Maxamed Idirs ka jeediyeen Göteborg [Video ]
(April 15, 2013)
Göteborg :-Waxaan maanta  idiin soo gudbineynaa muxaadaro ay ka  jeediyeen Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sheekh Maxamed Idirs Ahmed masjidka Bellevue April 2013 Göteborg waxaana labada Sheekh ay

Next Page »