Mr. Philippe Lazzarani iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Boosaaso (Masawiro)

April 23, 2013 - Written by Editor

7Boosaaso:-Waxaa maanta duhurkii gaaraya magaalada Boosaso ee xarunta gobalka Bari Wafdi balaaran oo uu hogaaminayey u qaybsanaha Qaramada Midoobey gargaarka bini’aadanimo Somalia Philippe Lazzarini.

Wafdiga ayaa waxaa ku soo dhaweeyey magaalada Boosaaso Gudoomiyaha gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Gallan iyo wasiir ku xigeenka Caafimaadka Saynab Ugaas Yaasiin .

Wafdiga uu hogaaminayo Philippe Lazzarani ayaa kulan la qaatay masuuliinta kala duwan ee gobalka Bari waxaana ay ka wada hadleen sidii loo horumarin lahaa waxna loogu qaban lahaa dadweynaha ku soo barakcay magaalada Boosaaso .

no images were found

Mr. Philippe Lazzarani iyo wafdigiisa ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay waxay ku sugnaayeen magaalada Garowe ee xarunta dowlada Puntland waxayna kulamo kala duwan la qaateen madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole iyo wasiiro ka tirsan xukuumadiisa.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2013
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online