Ra.iisul Wasaaraha DFKM Prof Gaas: Kenya Waa ay Joogi Kartaa Gudaha dalka Somaaliya.(Dhagayso)
October 26, 2011 - Written byMuqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwlei Maxamed Cali ayaa sheegay in si qalad ah loo baahiyey war saxaafadeed ay si wadajir ah u wada qabteen isaga iyo madax weynaha Soomaaliya. Prof. Cabdiweli oo waraysi siiyey idaacadda VOA ayaa sheegay in shir saxaafadeedka lagu kala caddaynayey madmadow uu sheegay inuu ka dhashay hadalkii madaxeynaha Soomaaliya sheegay laba malamood ka hor oo uu ku saabsanaa joogitanaka ciidnaka Kenya ee Soomalaiya.
Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu sheegay in dawladdiisu soo dhoweynayso joogitaanka ciidamada Kenya. Haaruun Macruuf ayaa ugu horrayn weydiiyey inuu sharraxo mowqifka dawladda.
Source VOA