Nabadoon Barre Guuleed Xalane oo lagu dilay magaalada Baladweyne
(October 1, 2012)
Hiiraan:-Wararka naga soo gaarya Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in casarliiqii lagu dilay magaalada B/weyne Allaha u naxariistee Nabadoon Barre Guuleed Xalane(Bare Gacame
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
(October 1, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamed iyo wafdi la socday oo  safar ku gaaray  magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa dib ugu soo laabatay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaali
Ciidanka Raaskaambooni iyo kuwa Kenya oo gudaha u galay magaalada Kismaayo
(October 1, 2012)
Kismaayo:War hadda naga soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose  ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan Raaskaambooni iyo ciidanka dalka Kenya iyo ay bilaabeen in ay gudaha u soo ga
Madaxweynaha JFS Xassan Sheekh Maxamuud oo gaaray Magaalada Baydhabo
(October 1, 2012)
Mogadishu:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo  oo barqadii maanta ka duulay garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cade International Airport ayaa gaa
Madaxweynaha DFS, Xassan Sheekh Maxamuud oo ku sii jeeda magaalada Baydhabo
(October 1, 2012)
Baydhabo:-Madaxweynaha DFS, Xassan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi ay hogaaminayaan ayaa saaka la filayaa in ay ka dhoofaan garoonka diyaaradaha