Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo loo magacaabay Raisulwasaaraha DFS

December 17, 2014 - Written by Editor

IB0A5462Muqdisho:-War haatan naga soo gaaray xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha DFS  Xasan Sheekh Maxamuud uu u magacaabay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, waxaana haatan ka socda Villa Soomaliya Xafladii magacaabista

Madaxweynaha DFS Xasan Sh.Maxamuud ayaa khudbad kooban ka jeediyey xaflada isaga oo u mahad celiyey dhamaan masuuliintii iyo dadweynihii talooyinka siiyey waxaana munaasabada sidoo kale goobjoog ahaa Raisulwasaarihii hore ee DFS Cabdi weli Sh Maxamed.

no images were found

Warka oo faahfaahsan dib baan idiinka soo gudbin doonaa Inshalaah

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online