المنهج الصحيح في نصرة الحبيب صلي اللة علية وسلم Sh Maxamed Umal qeybtii 1aad ( Vedio+Cod )

January 16, 2015 - Written by Editor

3umalNairobi :-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaradii uu xalay ka jeediyey Masjidka Abu bakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Islii Sh.Maxamed Cabdi Umal  wuxuuna Sheekhu uu cinwaan uga dhigay muxaadaradiisa . المنهج الصحيح في نصرة الحبيب صلي اللة علية وسلم

Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa muxaadaradiisa ku qaadaa dhigi doona dhagarta iyo aflagaadada gaalada ay baryahaan ku wadaa Nabigeena Maxamed صلي اللة علية وسلم iyo tubta toosan oo ay muslimiinta ugu gargaari karaan Nabigeena صلي اللة علية وسلم.

Radio Halgan Live iyo Radio Xikma ee Deegaanada Puntland ayaa Live u tabinayey muxaadaradii xalay waxaa kale oo tabinayey qolka khayrka lagu faafiyo ee 114.

Sheekh Maxamed Cabdi umal ayaa caawa sidoo kale qeybta labaad ee muxaadarada wuxuu jeedin doonaa hadii alle idmo 16:00 UK.

Hoos ka Daawo qeybtii koowaad ee Muxaadardii Xalay uu ka jeediyey Sheekh Maxamed Umal Masjidka Abu Bakar

Hoos ka Dhageyso qeybtii koowaad ee Muxaadardii Xalay uu ka jeediyey Sheekh Maxamed Umal Masjidka Abu Bakar U gargaarida Nabiga CSW.

[audio: https://www.halgan.net/Mp3/Ugargaaridda%20Rasuulka_csw_1.mp3]

ama Halkan Mp3

Salaf Media
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online