Buug cusub oo laga barto Hingaada Af-Carabiga oo soo baxay[Masawiro/Video]

January 3, 2015 - Written by Editor

IMG_0361London:-Waxaa dhamaan lagu wargeinayaa bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Ingriiska iyo dunida inteeda kaleba in uu soo baxay Buug laga barto sida Quraanka loo aqriyo oo waliba si sahlan u qoran (Laguna magacaano ( fudaynta Quraan aqrinta uuna qoray Cabdiraxmaan Xuseen Faarax (Xadro) haddaba Haddii aad jeceshahay in ilmahaaga iyo adiguba.

Aad Quraanka iyo hikaadiisaba si fudud u barataan ka faa iidaysta buugaas kaasoo si sahlan ucaawinaya qofkastoo hikaadu dhibto gaar ahaan Dadka ku nool Europe , America iyo Australia.

Buuggaan laga barto Sida Quraanka loo aqriyo wuu kaduwan yahay buugtii horoo aad taqaaneen waxaana loo qoray qaabka uu Kitaabka Quraanka uqoran yahay una shaqlan yahay taas oo u sahlaysa ardayga in uu si sahlan u barto Hikaada iyo Quraan aqrinta.

Hoos ka eeg Kitaabka farta Carabiga laga barto ee uu qoray Cabdiraxmaan Xuseen Faarax.

no images were found

no images were found

no images were found

no images were found

no images were found

Fadlan la xiriir qoraaga Buuga Sh Xadro oo Teleefankiisu yahay:-

Tel. 00447908228954

Tel. 00442033933049

Email: Xadro3@gmail.com

Hoos ka Daawo Qoraaga Buugga Cabdiraxmaan Xuseen Faarax (Xadro) oo Sharaxaya Sida Hingaada
loo Barto ee Buugga


Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online