Madaxweynaha Gal-Mudug oo warsaxaafadeed ka soo saaray Liiska Xildhibaanada GalMudug
January 11, 2020 - Written by Editor
War Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay in lala xisaabtami dooni cidii soo saartay Liiska xildhibaanada been abuurka ah ee shalay looga dhawaaqay degmada Dhuusamareeb.