Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Haylaan.
(January 11, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr.07 January 8, 2020 ku magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Haylaan. Madaxweynaha Dowladda Puntla
Madaxweynaha Gal-Mudug oo warsaxaafadeed ka soo saaray Liiska Xildhibaanada GalMudug
(January 11, 2020)
War Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay in lala xisaabtami dooni cidii soo saartay Liiska xildhibaanada been abuurka ah ee shalay looga dhawaaqay degmad
Madaxweynaha Puntland oo maanta qaabilay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya iyo wafdi uu hoggoominayo .
(January 11, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto iyo wafdi uu hoggoominayo oo booqasho ku yi
Xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Galmudug oo maanta la dhaariyey
(January 11, 2020)
Xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Galmudug ayaa maanta lagu dhaariyay Degmada Dhuusa-Mareeb ee Caasimadda Galmudug. Xildhibaannada cusub ee Maamulka Galmudug oo galabta lagu dhaariyay degmada Dhus
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf oo ka hor yimid Liiska Cusub ee Xildhibaanada Galmudug.
(January 11, 2020)
War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf, ayaa waxaa lagu sheegay in lala Xisaabtami doono Cidii soo saartay Liiska Been Abuurka ee Xildhibaanada Galmudug.