Sheekh Umal oo khudbadiisi Jimacaha uga hadlay Ahmiyada toosnaanta Dhalinyarada(Dhageyso)
(April 13, 2012)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ayaa maanta khudbadiisii Jimaca uga hadlay Ahmiyada toosnaanta dhalinyarada iyada oo diinta Islaamka ay ahmiyada gaar ah siisay Dh
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/04/siciid-maxamed-raage.jpg)
(April 13, 2012)
Boosaaso:-Wasiirka dekedda iyo badda ee maamulka Puntland Eng. Siciid Maxamed Raage ayaa maanta markii ugu horeysay ka warbixiyay siideynta markabka MV Leila oo labo bilood ka hor ay afduub u heysteen
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/04/uurdoox.jpg)
(April 13, 2012)
Minisota:-Allah wuxuu yidhi isagoo ka sheekaedynaya Nabi Ibrahim,ولا تخزني يوم يُبعثون* يوم لا ينفع مال ولا بنون إلا من أتى الله بقلب سليم “A
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/04/shcali.jpg)
(April 12, 2012)
Qaahira:-Sheekh Cali Warsame ayaa soo gaaray magaalada Qaahira ee caasimada dalka Masar. Fadiilatu Al-waalid Sheekh Cali Warsame Xassan Allaha dhowree ayaa la kulmi doona xoogaa nasasho ah ka dib insh Qarax lagu weeraray ciidamo ka tirsan DFKM oo ku sugan magaalada Baydhabo
(April 12, 2012)
Baydhabo:-Waxaa galabta qarax lagu weeraray ciidamo ka tirsan DFKM ee magaalada Baydhabo kuwaas oo ku sugnaa agagaarka hotel Caalami oo ku yaal bartamaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay.Qara
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/04/gg.jpg)
(April 12, 2012)
Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ayaa waxaa uu maanta ka qayb galay xaflada lagu xusayey sanad guurada 52-aad ee ka soo wareegtay markii ciidanka xoog ga dalka Soomaaliya la aasaasay, xafladaaa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/04/Dagaal.jpg)
(April 12, 2012)
Muqdisho:-Iska horimaad ayaa waxaa uu Degnmada C/casiis ee gobalka Banaadir ku dhexmaray ilaalada gudoomiyaha gobalka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan iyo gudoomiyaha Degmada C/casiis iska horimaad
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/04/Sierra-Leone.jpg)
(April 12, 2012)
Gedo:-Wararka naga soo gaaray degmada Ceelwaaq ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in ay soo gaareen gudaha Degmada ciidamo iyo saraakiil wata astaanta dalka Sierra Leone kuwaas oo aan la aqoon tiradooda
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/04/Kibaki.jpg)
(April 11, 2012)
Nairobi:-Madaxweynaha dalka Mwai Kibaki ayaa maanta waxaa uu mgacaabay ku-xigeenka Taliyaha Ciidamada AMISOM waxaana uu u magacaabay Major General S. N. Karanya. Magacaabista sarkaalka u dhashay da
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/04/shariif.jpg)
(April 11, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed ayaa maanta kormeer ku tagay Difaacyada hore ee ciidanka DFKM iyo kuwa AMISOM ay kaga sugan yihiin Degmada Dayniile Madaxweynaha DFKM Shariif Shee
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|