
(July 11, 2012)
Muqdisho:-Ciidamada DFKM iyo kuwa AMISOM ayaa sheegay in ay qabsadeen maanta deegaanka Laanta-buuro ee gobolka Shabeellada hoose, halkaasoo saldhig weyn u ahayd Ciidamada Ururka Al-Shabaab .Dagaal k

(July 10, 2012)
Qardho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar ayaa sheegaya in maanta uu shil gaari oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh uu ka dhacay waddada laamiga ee u dhax Wafdiga uu hogaaminayo Mark Bowden oo gaaray magaalada Garoowe
(July 10, 2012)
Garoowe:-Waxaa galabta gaaraya magaalada Garoowe ee xarunta Puntland Mr. Mark Bowden oo QM u qaabilsan arimaha gargaarka iyo wafdi uu hoggaaminayo waxayna kulan la qaateen Madaxweynaha Puntland Cabdir Ra’iisul Wasaaraha DFKM iyo Mahiga oo la kulmay odayaasha Dhaqanka(Warsaxaafadeed)
(July 10, 2012)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa kala qayb galay kulanka booqashada ah Ergeyga Gaarka ah ee QM u qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya Mr Agostina Mahiga iyo qaar ka tirsan Golahiisa Wasii

(July 9, 2012)
Nairobi:-Sheekh. Maxamed Cabdi Umal, ayaa caawa galay muxaadaradii 4aad ee u danbaysay muxaadaradaad xiriir ah oo uu sheekhu kaga hadlayey tilmaamaha lagu garan karo kooxda Khawaarijta iyo tilmaam

(July 9, 2012)
Galgaduud:-Wafdi ka socda Qaramada Midoobey ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta gobolka Galgaduud waxaana wafdigaas horkacayey wakiilka QM u qaabilsan arimaha bani'aadanimada Mark B

(July 9, 2012)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha DFKM Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib shir uu uga qeyb galay dalka Talyaaniga kaa oo ay soo qaban qaabisay International Contact

(July 9, 2012)
Asmara:-Dowlada Eriteriya ayaa iska fogeysay in saraakiil ka tirsan dowladeeda ay taageero u fidiyeen Ururka Al-Shabaab waxaana ay eedeyntaas ku tilmaameen mid cadowtino ah .Dowlada Mareykanka ayaa

(July 9, 2012)
Århus :-Markaz bilaal Århus waxaa marti ku ah Sh. ahmed sadiq oo ah sheekhyada iyo imaamada masjid asalaama ee caasimada ottawa ee wadanka canada .Markazkuna wuxuu maalmahaas u diyaariyey muxaadar فكرالخوارج وصفاتهم واثرهم في الطوائف المعاصرة Sheekh Maxamed Cabdi Umal habeenkii 1aad(Daawo)
(July 8, 2012)
Nairobi:-Waxaan walaalaha u soo gudbineynaa caawa muxaadaradii koowaad oo uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey masjidka abubakar Sadiiq ee magaalada Nairobi iyada oo maqal iyo muuqaal ah waana mux
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|