
(September 30, 2012)
Cairo:-Ardayda Jamacadda bariga Africa ee ku sugan dalka Masar gaar ahaan Magaalada Qaahira ee Maastarka ka diyaariya ayaa tahniyad iyo bogaadin hawada u mariyay guud ahaan bahda Jaamacadda bariga Afr

(September 30, 2012)
Kismaayo:Afhayeenka ciidanka ururka Raaskaambooni oo waraysi siiyey Idaacada VOA ayaa sheegay in ciidamadii huwanta ahaa joogaan kontoroolada magaalada Kismaayo laga soo galo iyo kuwa laga baxo oo aad

(September 30, 2012)
Nairobi:-Kiniisad ku taalada xaafadda ay Soomaalidu degto ee Islii, magaalada Nairobi, ayaa qarax ka dhacay waxa uu geystay Khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.Qaraxa, ayaa ka dhashay bam nooca gaca

(September 30, 2012)
Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu ka soo qayb galay shirkii QM ee magaalada New York iyo Shirar gooni go

(September 30, 2012)
Kismaayo:-Magaalada Kismaayo oo shalay aroortii hore ay ka baxeen xoogagii al-Shabaab, ayaanay ilaa hadda galin ciidamada Kenya iyo kuwa dowladda.General Cabdikariin Yuusuf Dhagabadan, abaanduulaha ci

(September 29, 2012)
Ummamka dunida ka jiraa xoogoodu wuxuu ku dhisanyahay midnimadoodu inta ay le’egtahay, sidaa daraadeed baa waxaa la yiraahdaa, midnimadu waa waxa ay ummaduhu ku gaaraan meesha sare ee sharafta leh.

(September 29, 2012)
Garoowe:-Waxaa galabta soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari Wafdi ballaaran oo ka socda hay’adda horumarinta iyo iskaashiga caalamiga ee dalka Turkiga (TIKA) waxaana garoonka diyaar Ciidamada huwan oo soo gaaray Gilgisha iyo Kenya oo ciidamo ka soo dejisay Dekkada Kismaayo
(September 29, 2012)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in dilal qorsheysan ay ka socdaan magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaana ilaa haatan lagu dilay gudaha magaalada Kism

(September 29, 2012)
Muqdisho:-ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Beeraha iyo Xanaada Xoolaha Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen ayaa maanta Shir jaraa’id uu saxaafadda u qabtay ka Diyaaradaha Kenya oo duqeyn ka geystay Degmada Baardheere
(September 29, 2012)
Baardheere:-Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaarado laga leeyahay dalka Kenya ay duqeyn ka geysteen magaalada, duqeyntaas oo ay waxyeelo iskugu jirta dhi
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|