
(September 12, 2012)
Mogadishu:Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Prof. Xassan Sh. Maxamuud ayaa cambaareeyay qaraxyadii ay maanta ciidamada dowladdu fashiliyeen ee ay maleeshiyaadka Shabaab ku qaadeen

(September 12, 2012)
Muqdisho:-Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay 2-bo weerar oo lala beegsaday Hotel Jazeera oo uu deganaa Madax weynaha cusub ee Dowllada Federaalka Soomaaliya Dr.Xassan Shiikh Maxamuud uuna ka socday kulan

(September 12, 2012)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhowayd la weeraray Hotelka Al Jazeera oo uu degan yahay Madaxweynaha Cusub ee DFS waxaana warar hordhac ah ay sheegayaan i

(September 12, 2012)
Qaahira:-Banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo film lagu aflagaadeeyey Nabigeeni Maxamed NNKH ayaa waxaa uu ka socdaa dalalka Libya iyo Masar waxaana dab la qabadsiiyey Safaaradaha iyo Qunsulka

(September 12, 2012)
Waxaa xalay kulan gaar ah kuwada qaatay xarunta Villa Soomaaliya Madaxweynihii hore ee DFKM Sheekh Shariif Sh Axmed iyo Madaxweynaha cusub ee dowllada Federaalka Soomaali Dr.Xuseen Sheekh iyo guddoomi Ururka Raaskambooni iyo ciidanka AMISOM oo guulo ka sheegtay dagaalo ka dhacay J/hoose
(September 12, 2012)
Kismaayo:-Gudoomiyaha ururka Raaskambooni Sheekh Axmed Maxamed Islaam(Ahmed Madoobe)ayaa ka warbixiyey dagaalo culus oo shalay galinkii danbe ka dhacay deegaanka Miido ee duleedka Degmada Afmadow ma
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|