Ra’iisul Wasaaraha DFS Cabdiweli Gaas oo gudbiyay Arjigiisa Musharaxnimo
(September 5, 2012)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gudbiyay Arjigiisa Musharaxnimo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa buuxiyay dhamaan shuruudihii ay soo gudbiyeen Al-shabaab oo dagaal adag kula jira ciidanka AMISOM iyo kuwa DFS iyo xaalada oo degan
(September 5, 2012)
Kismaayo:-Ciidanka dowlada Kenya iyo kuwa DFS ayaa shalay ilaa xalay waxay dhaafi la,yihiin difaacada hore ee ciidamada ururka Al-shabaab ka dib markii ay ciidanka Al-shabaab dagaal culus kala hortage Dagaal culus oo caawa ka socda duleedka Degmada Afmadow ee gobalka J/hoose
(September 4, 2012)
Kismaayo:-Wararka Caawa naga soo gaaray Degmada Afmadow ayaa sheegaya in caawa dagaal culus uu ka socdo duleedka Degmada Afmadow ka dib markii weerar culus ay laba jiho ka soo qaadeen ciidamada Al-Sha Al-Shabaab oo labo dhalinyaro ah ku dilay Degmada Baraawe iyo Kismaayo oo Degan
(September 4, 2012)
Baraawe:-Wararka naga soo gaaraya Degmada Baraawe ayaa sheegaya in labo dhalinyaro ah ay shalay galinkii dambe ku toogteen Ururka Al-Shabaab Degmada Baraawe iyaga oo ku eedeeyey in ay Basaas u ahaayee Shirweynihii 12aad ee jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnessota oo xalay soo idlaaday
(September 4, 2012)
Minneapolis:-Waxaa xalay soo gabagaboobey shirweynihii 12aad ee jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnessota oo ay soo qaban qaabiyeen Golaha Imaamyada Waqooyiga America iyo Masjid Abubaker Minnepis, kasoo s Raisulwasaaraha DFS Cabdiweli Gaas oo dib ugu laabatay magaalada Muqdisho
(September 3, 2012)
Muqdisho:-Raisulwasaaraha DFS Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii uu ka soo qeyb galay aaskii Raisulwasaarihii Itoobiya Meles Zenawi kaa Madaxweynaha DFS Shariif Sheekh oo dib ugu soo laabtay Muqdisho(Warsaxaafadeed)
(September 3, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ayadoo kumanaan dadweyne ah ay maanta isu soo bax ay ku taageerayaan madaxweynaha Kismaayo oo la duqeeyey iyo Kenya oo ciidamo hor leh soo gelisay Degmada Afmadow
(September 3, 2012)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay in Maraakiib laga leeyahay dalka Kenya ay duqeeyeen Dekkada Kismaayo iyo goobo kale iyagoo ku riday Culimad waaweyn ha looga danbeeyo wax umada ay maslaxadoodu ay ku jirto Sh Umal.[Daawo Video-ga]
(September 2, 2012)
Nairobi :Sh. Umal oo khudbadiisa Jimcaha uga hadlay, inay waajib tahay in Culimada la adeeco, ayaa sheegay in xiliga adag ee hadda lagu jiro laga shalaalayayo haddii dhalinyaro xamaasadeysan la Shirweynhii 12 aad ee Soomaalida Minneapolis oo habsami u socda (Sawiro + Video)
(September 2, 2012)
Minneapolis :-Waa maalinkii labaad, shirweynaha 12aad, waxaa hadda buux dhaafay dadka soo buuxiyey Hoolka weyn ee shirarka bartamaha Minneapolis, ilaa 6 ilaa 7 kun ayaa fadhiya, dad badanna weli dibad
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|