
(October 27, 2012)
Guddiga Madaxabaaan ee Baarista dilka sheekha wuxuu u mahad celinayaa walaalaha soomaaliyeed ee had iyo goor la garab tagan hiil iyo hooga, si Gudddigu u gaaro ujeedooyinka loo igmaday, waxaa naga soo

(October 27, 2012)
Toronto:-Waxaa maalinkii Jimcaha oo ay ah taariikdu ahayd October 26,2012 lagu tukaday Markazka weyn ee Dar-ul-Hijra Islamic Centre ee ku yaal magaalada Toronto ee Dalka Canada Salaaddi Ciidul Adxad Ogeysiis Bishaaro Kitaab cusub oo laga baranayo cilmiga Sarfiga oo soo baxay
(October 27, 2012)
Dhammaan bahwynta soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaana inta jecel barashada cilmiga safriga, waxaa loogu bishaareeynayaa inuu soo baxay Kitaab aad loogu diirsaday loogana faa,iidaystay oo magaciisa la Faahfaahin Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta J/hoose
(October 27, 2012)
Kismaayo:-Warar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegay in maanta duhurkii uu qarax ka dhacay meel aan sidaa uga fogeyn afaafka hore ee xarunta

(October 27, 2012)
Boosaaso:-Gudiga madaxa banaan ee baarayey dilkii foosha xumee ee loo geytay Sh Dr axmed Xaaji Cabdiraxmaan ayaa waxaa caawa mar kale na soo gaarsiiyey xog kale oo ku saabsan kooxda dilka u geystay Sh

(October 27, 2012)
Qardho:- Ra’iisul wasaarihii hore ee Dowladda federaalka Soomaaliya Prof. C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa manta gaaray magaalada Qardho kadib markii uu salaada Ciid-u-Adha kutukaday magaalada Garoowe
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|