Idaacadda VOA laanteeda afka Soomaaliga oo wareysi gaar ah la yeelatay RW Saacid [Dhagayso]
(October 11, 2012)
Muqdisho:-Idaacadda VOA laanteeda afka Soomaaliga ayaa wareysi gaar ah la yeelatay Ra'iisal Wasaaraha cusub ee dowllada Federaalka Soomaalyia Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid). Ra'iisal Wasaaruhu waxa uu Waa kuma Morten Storm.[Muraad] Maxaase kala socotaa Taariikh nololeedkiisa
(October 10, 2012)
Copenhagen:-Morten Storm waxaa uu ku dhashay 1976 magaalada Korser waxaa uu ahaa yaraantiisii ahaa wiil ku fiican Banooniga waxaan uu dhowr jeer qayb ka dhoqday faldanbiyeedyo , Morten Storm ayaa ma Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo la kulmay dhigiisa dalka Uganda(Masawiro)
(October 10, 2012)
Kampala:-Madaxweynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musafani iyadoona labada mas’uul ay ka wada hadleen xiriirka labada dowladood. Kulank QIBLA TV: oo dhawaan hawada soo gali doona..Insha-Allah.[Daawo Video-ga]
(October 10, 2012)
Columbus:-Waxaa dhamaann lagu wargelinayaa bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan Waqooyiga America in uu hawada soo geli doono Qibla TV waxaan QIBLA TV ka bixi doona Muxaadaraad , Quraan Kariimka, Sh Puntland oo xilka ka qaaday Guddoomiyihii gobolka Sanaag Maxamed Siciid Nuur
(October 9, 2012)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiraxmaan Faroole ayaa saaka waxaa uu xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Sanaag Maxamed Siciid Nuur oo lagu naanayso Dabayl iyo Taliyihii qaybta Booliska Gobol Ciidamada AMISOM iyo Kuwa DFS oo dhaqdhaqaaq ciidan ka wada gobalka Sh /Hoose
(October 9, 2012)
Afgooye:-Wararka naga soo gaarayo Degmada Walaweyn ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM iyo kuwa DFS ay dhaqdhaqaaq ciidan ka wadaan duleedka garoonka Diyaaradaha ee Balli-doogle halkaas oo ay ka sameys Warbaahinta dalka Denmark oo baahisay Nin Qeyb ku lahaa dilkii Sh Anwar al-Awlaki (Daawo)
(October 8, 2012)
Denmark:-Warbaahinta dalka Denmark tan maqal iyo muuqaalka ah iyo wargeysyada dhowr ah oo ugu afka dheer dalka Denmark ayaa aad u faafiyey nin qayb ka ahaa dikii Anwar al-Awlaki oo ahaa hogaamiyihi R/Wasaarihii Hore JFS Oo Kulan La Qaatay Xooghayaha Guud ee Ururka Islaamka
(October 8, 2012)
Muqdisho:-Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Xubno ka tirsan Golihiisii wasiirada ayaa kulan la qaatay wafti ka socda Ururka Iskaashiga Islaamka oo uu hogaaminay Magaalada Jigjiga oo laga furay Machad cusub oo lagu magacaabo Al-Nebras Academic
(October 8, 2012)
Jigjiga:Magaalada Jigjiga ee caasimada deegaanka Soomaalida ayaa lagafuray Mac’had cusub oo lagumagacaabo Al-Nebras academic Waxaa kadhacay magaalada jigjiga ee caasimada Deegaanka soomaalida xaflad Madaxweynaha JFS Dr.Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhaweeyey Dalka Uganda(Masawiro)
(October 8, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha JFS Dr.Xasan Sheekh Maxmuud ayaa ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho isagoo ku siijeeda magaalada Kambala ee xarunta wadanka Uganda. Madaxweyn
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|