Wararkii ugu danbeeyey ee magaalada Kismayo ee xarunta gobalka J/hoose
(March 27, 2013)
Kismaayo:-Waxaa maalinta birito ah dib u bilaaban doona kulankii u dhexeeyey Masuuliinta DFS iyo Maamulka KMG ee magaalada Kismaayo waxaana uu ka dhici doonaa Hotel Tawakal iyada oo ay jirto qodo Madaxweynaha DFS oo kulan la qaatay ismaaciil Cumar Geele iyo madax kale
(March 27, 2013)
Qadar:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa maanta kulamo kala duwan la qaatay Madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Ja Waa’ayo gaalada dalka laga saarayo.? W/Q Sh Axmed Cabdisamad
(March 27, 2013)
Kooxda ururka Al-shabaab iyo taageerayaashoodu waxay ku hadaaqaan gaalada dalka joogta maa laga hadlo iyo maa dalka laga saaro?. Horey waxaan usoo sheegnay kooxda Al-shabaab inay heegan u tahay inay l Koox Burcad ah oo lacag ka dhacday Xawaalada Kaah Express ee magaalada Boosaaso
(March 27, 2013)
Boosaaso:-Kooxo hubeysan oo burcad ah ayaa saaka waxaa ay weerar hubeysan ku qaadeen Xawaalada Kaah Xafiiskeeda magaalada Boosaaso waxaan weerarkaas ka dhashay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray shaq Warar kale duwan oo ka soo baxay shirka u socda Ra’iisul wasaaare Saacid iyo Maamulka Kismaayo
(March 27, 2013)
Kismaayo-Wararka hordhac ah oo naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay in uu jiro khilaaf ku saabsan qaabka loo samaynayo dhinac maamulka magaalada iyo maamul Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Mursi oo sheegay in uu taageeri doono DFS
(March 27, 2013)
Qadar:-Madaxweyne Mursi oo ka hadlayey shirkii Jaamacadda Carabta , ayaa sheegay in Soomaaliya ay mareyso marxalad kala guur ah, wuxuuna carrabka ku dhajiyey in baahi weyn loo qabo sidii Soomaaliya lo Gaalada dalka joogta maxaa looga hadli waayey? W/Q: Sh. Axmed Cabdisamad
(March 27, 2013)
Kolkii la soo qaado dhibaatada Al-shabaab diinta iyo ummadda ku hayaan waxay markiiba la soo boodaan maxaa looga hadlayaa Shabaab maa gaalada dalka joogta laga hadlo?!. Su’aashaas markii kor laga ee
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|