Ergadii Shirka Kismaayo oo ansixisay Axdiga KMG ee Maamulka J/Land State(Daawo)

April 2, 2013 - Written by Editor

shirKismaayo:-Waxaa maanta si rasmi ah loo ansaxiyey Axdiga  KMG ee Maamulka J/Land State  ka dib markii cod loo qaaday dastuurka KMG waxaana kulanka maanta xaadir ku ahaa madasha shirka  870 Ergo oo ka kala socoda gobalada Jubooyika iyo Gedo.

Gudoomiyaha gudiga qabanqaabada, ahna shirgudoonkii shirka Macalin Max’ed ayaa ku dhawaaqay in si aqlabiyad ah loo ansaxiyey Axdiga  KMG ee Maamulka J/Land State wuxuuna sheegay in uu ka kooban yahay 50 qodob.

Hoos Ka Daawo Ergadii Shirka Kismaayo oo ansixisay Axdiga KMG ee Maamulka J/Land State

Cabdi Yare
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2013
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online