Garab ka mid ah Ururka Islaax oo sheegay in aysan jirin wax Urur ah oo ay la midoobeen

April 23, 2013 - Written by Editor

WarsaxaafadeedMuqdisho:-Waxaa banaanka u soo baxay khilaaf baahsan oo ku dhex jira Ururka Islaax oo ka mid dhaqdhaqqyada Islaamiga ah ee ka jira dalka Soomaaliya khilaafkan ayaa in mudo ah soo jiitamayey waxaana uu sababay in madaxda Ururka Al-Islaax iyo culumadii Asaastay Ururka ay laba u kala jabaan

War-saaxafadeed uu maanta soo saaray garab ka mid ah Ururka Islaax oo uu hogaaminayo Dr. Cali Baashi Cumar Rooraaye ayaa ku gacan seyray in ay Ururkooda la midoobeen kooxda Damuljadiid wuxuuna ku tilmaamay midowgaas mid been abuur ah .

Warsaxafadeedka oo nuqul ka mid ah soo gaaray Halgan.net ayaa waxaa kale oo lagu xusay in Sheekh Maxamed Axmed Garyare oo ka mid ah aasasayaashii Ururka Islaax uu ka danbeeyo khilaafka ka dhexaloosan Ururka.

Qaar ka mid ah culumadii Asaastay Ururka Islaax ayaa sheegay in Ururka Islaax uu la midoobay Ururka Damuljadiid Hoos ka Daawo.


Hoos ka Akhriso Warsaxaafadeedka uu soo saaray garab ka mid ah Ururka Al-islaax oo uu ku saxiixan yahay Dr. Cali Baashi Cumar

no images were found

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2013
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online