Guddoomiyaha degmada Xuddur oo sheegay in ay deegaano ka qabsadeen Al-Shabaab.

April 22, 2013 - Written by Editor

baydhaboBaydhabo:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Bakool ayaa sheegay in dagaal u dhexeeya ciidanka DFS iyo kooxda Al-Shabaab ay ka dhaceen shalay deegaano ka tirsan degmada Xuddur ee gobolka Bakool .

Guddoomiyaha degmada Xuddur Maxamed Macallin Axmed ayaa saaka la hadlay warbaahinta ka howlgasha magaalada Muqdisho waxaana uu sheegay in ay Al-Shabaab kala wareegeen deegaannada Garasweyne, Dumaale iyo Faraq.

Ciidamada DFS ayaa lagu soo waramayaa in dad ay ku laayeen deegaanka Garasweyne waxaana ay dilee ilaa 3 qof oo labo ka mid ah ay ahaayeen Ganacsato.

Saraakiisha Ururka Al-Shabaab wili kama ay hadlin guusha uu sheegtay Guddoomiyaha degmada Xuddur Maxamed Macallin Axmed.

Cabdi Yare
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2013
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online